Make your own free website on Tripod.com

Kaalay aan dalxiisnee

Home
About Me
Favorite Links
Contact Me
Family Photo Album
My Pets
Vacation Photo Album
My Resume
New Page Title

cun.jpg

Waxaan ahay nin jacayl dishoo daashaday, una baahan in wax ay la qabato Somalida meel kastaba ha joogtee.
 
Sida laba halyeeyoo isu heelanaa ama mudo aan haasaawin
Haday is helaanoo hareerahana ay cidi joogin, sow isla
halgami maayaanoo habaas kicin maayaan !

Wixii talo & tusaale ah oo aad ii  haysaan waan u baahanahay.
Macanaha hada ma aha yaah, waxaan u baahanahay markaan shaqadan soconeysa dhameeyo
 
"Ha igula sii daadanina laakiin madaxaan miijis ka qabaahe "

Maxaa cusub ?

Sida Gaal burursanoo Bilaawaha la ordaayo ama naag buuranoo Boolbare marsaneysa sidooduu buufis & bacba i hayaaye.

image00001.jpg

Fadlan wixii qaldan ama aad qalad u aragtaan ha noo sixine, hadii kale waxaa na galaayo calool jileec !

sidaad ii duleysaaan ...